12.05.05 12.05.05   12.05.05 12.05.05

<<Maanta

Dugsiga Iqra

 
 

RochesterSomali TV
Radio Garowe
Radio Shabelle
(Live)
SBS Radio Aus
Radio Ileys
Radio Sahan
Radio Warsan
Radio SCERDO
Radio & TV Djibouti
Qaran Radio
Radio Dalmar
Radio Golis (RG)
Sagal S. Radio
Somali Radio (USA)
Focus On
 
 
 
 
 
 
 
 










 
 

Boosaaso-01 June 2005 Sadex Haween ah ayaa Lagu dhaawacay Magaalada Boosaaso habeenimadii Xalay

 

                   

Baladweyne 31 May 2005Duleedka magaalada Baladweyne ayaa lagu dhacay hub laga lahaa magaalada Muqdisho

 

Laascaanood 31May 2005 Roob baabiiyey tuulooyin ka mid ah degmada Widhwidh ee gobolka Cayn

 

Laascaanood 31May 2005 Xabsiga Badhtamaha Laascaanood oo hawlgalkiisa maanta bilaabay

 

Baydhabo  30, May 2005 Dagaal qadhaadh oo ka dhacay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay

 

Boosaaso - 30.May.2005 Wafdi ka socda dalalka Carabta oo ka soo degay magaalada Boosaaso 

 

Nairobi 30  May 2005 Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo ka codsaday hogaamiyeyaasha Carabta in ay fuliyaan go’aankii ka soo baxay Shir madaxeedkii ka dhacay dalka Aljeria

 

Garoowe - 30.May.2005  Madaxweynaha Puntland oo xilalkii ka xayuubiyey gudoomiyii gobolka Nugaal iyo Taliyihii xabsiga

 

Dil foolxun oo ka dhacay xabsiga magaalada Garoowe 

Garoowe-29 May 2005 Waxaa shil foolxun noqotay kadib markii  magaalada Garoowe ee xarunta Maamul Goboleedka Puntland

 

Muqdisho 29 May 2005 Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo sheegay in god hoostiis oo nabad ah ay dowladiisu dageyso

 

 Dil ka dhacay  magaalada qardho

Qardho - 29.May.2005 Wararka ka imanaya magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa sheegaya in maanta duhurnimadii lagu diley

 

Boosaaso   29 May 2005 Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo maanta ka dhoofay garoonka magaalada Boosaaso 

 

Kismaanyo 29 May 2005 Xerada ciidanka Booliiska magaalada Kismaanyo ayaa dadkii deganaa laga saaray maanta

 

Boosaaso 29 May 2005 Xafiiska Hay`adda UNICEF ee magaalada Boosaaso oo ciidan la geeyey

 

Laacaanood 29 May 2005 Ugaadha oo fara ba`an ay ku hayaan ciidamada ku sugan Adhi-cadeeye

 

Nairobi 28 May 2005 Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa la filayaa inuu caawa soo gaadho magaalada Nairobi

 

 Badhan 28 May 2005 Guurtida beelaha Sanaag Bari ayaa soo saaray baaq ay ciidan kaga codsanayaan Madaxweynaha

 

Kismaanyo 28 May 2005 Tababar loo furay maleeshiyooyinka Jubada hoose ku sugan

 

Mogadisho28 May 2005 Guddoomiyaha ururka dhaqaatiirta soomaaliyeed Prof C/casiis Xaaji Gacal ayaa ka war bixiyay muhiimmdadda socdaal shalay kooxo dhaqaa.....

 

Laascaanood 28 May 2005 Shir ka dhacy xarunta gobolka Sool oo dhaliil tiro badan loogu soo jeediyey madaxda gobolka qaarkood.

 

Laascaanood 28 May 2005 Gudoomiyaha degmada Laascaanood  ayaa ku dhawaaqay in ilaa mudo aanay jirin dhagax la qaadayaa balse loo wareegayo cashuurta dhulka iyo guryaha

Laascaanood 28 May 2005  Iskaashi dhex maray labada Jaamacadood ee Jaamacada Nugaal ee Laascaanood iyo Jaamacada Bariga Afrika ee magaalada Boosaaso.

 

Boosaaso - 26.May.2005 Ragii ka danbeeyey falkii lagu weeraray masaajid ku yaal magaalada Boosaaso oo Laqabtay

 

Mogadisho 26.05.05 Ma jirto qolo keliya oo muqdisho nabadayn kartaa” Mawliid Macaane

 

Boosaaso 26, May 2005 Xoolaha nool ee ganacsiga ayaa waxaa dhibaato ku haya waqtiga kulaylaha ah

 

Mogadisho 26, May 2005 Qarax Bam oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho

 

Baardheere 26, May 2005Wabiga Jubba oo ku sii fatahay degaano  ka tirsan gobolka Gedo

Tuulooyin ka kala tirsan degmooyinka Baardheere iyo Buurdhuubo ee gobolka Gedo

 

Boosaaso 26, May 2005 Budhcadii ugu yaabka badnayd oo masaajid Boosaaso  ku yaala fal budhcadnimo ah ka fuliyey.

 

Boosaaso 26, May 2005 Madaxweynaha Puntland ayaa soo saaray wareegto lagu hirgelinayo shuucda caafimaadka 

 

Garowe 24.May.2005Wefti balaadhan oo ka socda hay`adda Maraykanka ee USAID ayaa soo gaadhey Puntland

 

24 May 2005Ciidanka booliska oo xoog ku xidhay Xisaabiyaha dawlada hoose ee Laascaanood

 

Ceerigaabo 24 May 2005 Shil  ay dadku dhinteen dadna ku dhaawacmeen magaalada Ceerigaabo

 

Garoowe - 24.May.2005 Caleema saarka Islaan Ciise Islaan maxamed ayaa la shaaciyey waqtiga la caleema saarayo

   23 May 2005 Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya Md. Shiriif Xasan Sheekh Aadan oo Markii Labaad  Ka Badbaaday isku Day Dil kaddib Markii

   23 May 2005 Ciidamo isku Gedaamay Maanta xarunta Maamulka Somalidiidka Somaliland Ee Hargaysa

Seyladda magaalada Laascaanood oo  la dhagax dhigay isla markaana lala wareegey dhagax iyo dhismayaal gudaha u galay

 

Laascaanood  23 May 2005 Madaxa shirkada Naition link ayaa damiin lagu sii daayey kadib markii saaka la xidhay.
Laascaanood  23 May 2005 Seere laga samaynayo dhul duleedka magaalada Laascaanood ku yaala 

 

Gaalkacayo 23 May 2005 Madaxweyne kuxigeenka Puntland waxa uu hawlgalo laxaadleh ka hayaa magaalada Gaalkacayo
23 May 2005shaqaalaha BBC-da oo ku dhowaaqay inay shaqo joojin samayn doonaan.

 

Laascaanood 22 May 2005  Hawlgalkii Nadiifinta magaalada oo maanta ka duwanaa kuwii ka horeeyey

Laascaanood 22 May 2005  Ururka  haweenka Gabooyaha oo wacdaro ka muujiyey hawlgaladii saaka ee nadaafada magaalada

Laascaanood 22 May 2005 Dugsiga hoose dhexe ee Golkhaatumo oo dhagax dhig lagu sameeyey

 

Laascaanood 22 May 2005  Degmada Taleex ayaa khasaare laxaadlehi soo gaadhey roobab xalay da`ay dartood

 

 Laascaanood 21 May 2005 Garoonka Cabdi bile oo u muuqda   mid dhagaxii lagu dhamaystirilahaa la dhigay.

 

Laascaanood 21 May 2005 Maamulka degmada Laascaanood oo joojiyey dhisme taawar oo ay leedahay shirkada Nation ee iskaadhsiinta

 Garoowe 21 May 2005   Nin meyd ah oo laga helay duleedka degmada Dangorayo ee gobolka Nugaal

 

Baydhabo 21 May 2005 Amaanka magaalada baydhabo ayaa u muuqda mid ka sii daraya kadib markii ay kooxo shuftooyin ahi ka dilaaceen 

 

Laascaanood20,May2005 Gudoomiyaha Gobolka Sool iyo DuqaDegmada Laascaanood ayaa si wada jira u sheegay inay sii wadayaan hawlgalkii furida iyo nadiifinta wadooyinka Laascaanood

 

Khartoum  20,May2005 Xukuumadda Sudan oo sharaxaad ka bixisay sababta ay ciidamadeeda u keeni la’dahay Soomaliya

 

19 May 2005Xubno muhiima oo xilal looga magcaabay dawlada federaalka Soomaaliyeed

 

19 May 2005 Daadad ku soo rogmaday magaalada Dhuuso Mareeb ee gobolka G/gaduud oo khasaare geystey

 

19 May 2005 Qadar waxay quudarayn golaha Amaanka dartii gacaltooyo u muujinaysaa Israaiil

19 May 2005

Banaynta jidadka Laascaanood  oo sii labalaxaadsatey 

 

Nairobi.18 May 2005      Gogol xaadhayaal safarka lafilayo in Moorgan ku yimaado Soomaalia oo u soo anba baxay Kismaanyo

 

Boocanne 18 May 2005  Boocane iyo God aalo oo khasaarayaal xooglihi ka soo gaadheen roobabkii da`y 

 

Dhagxaantii tiilay Gudaha Laascaanood oo ay Gurtay Dowladda Hoose.

Laascaanood 18 May2005Dowladda hoose Ee Magaalada laascaanood ayaa Olale ay Maanta qaaday

Iska horimaad ay ku lug lahaayeen kooxo wadaado ah oo maanta ka dhacey Muqdisho

 Muqdisho17 May 2005 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee xarunta wadanka Soomaaliya ayaa sheegaya

Shiicada dalka Ciraaq oo codsatay in la soo afjaro dagaalada ku salaysan Jinsiga

 Ciraaq 17 May 2005 Hogaamiyeyaasha shWaagacusub onlineiicada Ciraaq ee iyagu awooda ku cusub ayaa waxay ugu baaqeen

Ciyaaryahanka Ronaldo oo Booqday Dhulalka Reer Falastiin.

 Geza17 May 2005 Cayaaryahanka reer Brazil Ronaldoee u Cayaara Kooxda Real Madridee Spain ayaa booqasho ku tagay dhulalka Reer Falastiin

Hargeysa 10 May 2005 Shir gudoonka golaha wakiilada ee Maamulka Hargeysa ayaa Shalay ku dhawaaqay in la xidhay fadhigii aan caadiga ahayn ee uu ku soo jiray goluhu tan iyo bishii jenuary.
 
Baydhabo 10 May 2005 Aadan saransoor oo kamid ah Ragga ay saaxibada yihiin Xaabsade oo kamid ah dagaal ogayaasha Baydhabo ayaa sheegay in deeganadooda ay tageen Ciidamo Puntland iyo Itoobiyaan isugu jira
 
Muqdisho 9 May 2005 Barxada weyn ee xarunta Xisbiga ayaa maanta la isugu geeyey 85 Tikniko ah oo loogu talo galay in lagu sugo amaanka magaalada Muqdisho, Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raysal Wasaaraha Md. Dhaqane ayaa