|
Dadka doonaya
in ay laascaanood noqoto sidii gobolada soomaaliya oo kale
inay Burburto ma Bur bureyso,” Xaabsad “
Laascaanood 17 Oct 2006
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga mudane Axmed cabdi
xaabsade ayaa saaka soo gaadhey magaalada laascaanood
wasiika ayaa socdaalkiisina ku saabsanaa u kuurgalid hawlaha
amaanka iyo kuwa kale ee guud ahaanba goobolka
Wasiirka
ayaa saaka subauxdii waxa uu shir deg dega laqaatey
masuuliyiinta amaanka iyo kuwa gobolka iyo dagmada,halkaasi
oo wasiirku kaga dhageystey masuuliyiintaasi warbixino kala
duwan
Intaasi ka
dib ayaa waxa uu wasiirku bixiyey amaawiir lagu
xoojinaayo amaanka magaalada,waxana uu sheegey in aan lala
mara Karin magaalada wax qori aha sidoo kalena waxa uu
wasiirku kadig cid allaale iyo cidii wadata qorshayaal gaara
oo aan loo baahneyn laga qaadi doono talaabo sharciya
Waxa kaloo
oo wasiirku amaan u soo jeediyey dadaalka aya wadaaan
Garaadada iyo wax garadka kale ee iyagu ku hawsheysan sidii
mandaqada loogu soo dabaali lahaa nabadgalyo waarta oo
loosoo afjri lahaa xurkufaha dhex yaala beelha deegaanka ee
isku isirka ah
Rlaascaanood1@yaahoo.com
|