RadioNugaal.

Noo soo dir Radiyahaaga
Radio Lascanod 1
Somali Links
A

Allpuntland

 widhwidh

4somaliwomen

Ababshe 

Abaaqaroow

AllDarwiish

AfNugaal

Agabso

AllDalka  

AllGedo

Allmudug

Al-tawxii

AllSomali

Amsas

Arlaadi.Com

Arlaadinet

B

Baidoa

Banaadiri

Banadiri.It

Baargaal Net

BBC Somaali

Benadir  

Biyokulule

Buuhoodle

Bulsho   

Buuloburde

Buurhaka

Burtinle Online

C/ D/G/H

Cadaado.Net  

Calmadoow

Dayniile

Djibouti Net  

Doolo-Suuga

dooynet

Gabooye

Galdogob

Gedonet

Golkhatumo  

Guulane

Hiiraan.com 

HornAfrik Online

I/ J/K/M/N

Idamaale.com  

Iqra-Somali

Issa Associates

Jammaame

Jiimonet Jowhar 

Ken Somali Com.

Kismayo

Maandeeq

Maayland

Maktabada

Manaas

Midnimo.com

MarkaCadey.Net

Morogabey

Mudug-Online

Mudulood

Nugaal.net 

P/Q/R 

Puntlandpost

Qalaafe

Qandala.com

Qaranimo.com

Qorahay Onlin

RadioGaalkacyo  

Radio Garoowe

Radio Jigjiga

RadioKismayo

Radio Lascanod 1

Aljazeera

 

Radio Midnimo

Radio Sanaag

Ruunkinet

S

SBC Radio

Shabele

Shaxda

Sonnanews

Somaali

Somali City     

Somaal-Jecel 

Somaliaonline

Somali Six  

Somali Weyn

Somaliawatch.org

 

SomaliNet

Somalitalk.com   

Somalitribune

Somali star tv

somfreemedia

Somlink

Soomaalinew

STNFM

Suxayfa

T/ U/W/X/Y

Ufuroow

Waamo Net

Waxgarad

Wayaha

Wardheernews

Widh-widh

Xamarnet

Xeraale

Yamayska  

Yoobsan

 

Yaa bedelay xukuumadii gen. maxamed siyaad barre,37 sano kadib xukuumadii aan xukuumadi ka danbeyn

Dib unoqodka taxanaha taariikheed ee soomaaliya waxaynu wax badan ka dheehan karaa,ama aynu ka heli karaa horumar iyo dib udhacba waxyaabaha iska bedelay soomaliya 46kii sano eek u sinaa xiligii xorriyadda laga qaatay gumeystayaashii ingiriiska iyo talyaaniga eek ala haystay qaybaha waqooyiga iyo koonfurat soomaaliya ,hase yeeshee maqalkeenan waxynu si kooban ugu daraasadeynaynaa 37 kadib kacaankii mileteriga ahaa eeafgenbiga aan dhiigu ku daadanay kula wareegay taladii dalka soomaaliya 21kii oktoobar 1969kii,waa sagaal sano kadib xukuumadihii rayidka ahaa ee soomaray dalka. 

Su,aasha ay in badan daka taariikhaha lafa guraa  isweydiiyaan ayaa waxay tahay tahay, maxaa keenay in mileterigu maroorsado xukunka,iyadoo xiligaasi ay jirtay xukuumad si dimoqraadi ama xor ah looso doortay,mase ku qanacsanaayeen bulsho weynta soomaaliyeed in mileterigu inqilaab ku ridaan xukuumad xilka ku qabatay doorasho xor ah,dib udhacse ma kuahayd soomaaliya in ay kaguurto dimoqraadiyad asxaab badan ku salaysan iyo doorashooyin xor ah una guurto xukxun ciidan iyo xisbi keli ah. 

Si hadfaba aynu isugu dayno ineynu jawaabo ugu helo su,aalahan waxa qasab ah ineynu dib ugu noqono kahor 21kii,ok 1969 siduu xaalku ahaa,hadeynu si kooban ugu hadalno xorriyadii kadib xukuumadihii rayidka ahaa ee majaraha u hayay maamulka dalku waxay ahaayeen raga muuslka ka ahi niman wax kusoobartay dalka dibadiisa siiba wadamadii reer yurub ee wax gumeysan jiray wadciga ay wax ku maamulayeen iyo sida sida ay u shaqayn jireena waxbadan kama duwanayn madarsadihii ay kusoo aflexeen ee isticmaarka reer galbeed,siyaasadooda ay ku hawlgeli jireena waxay lamid ahayd amaba ay ku dabakhayeen duruustii ay ku soo qaateen gumeystayaasha.inkastoo ay doorashooyin furfuran siyaasadeedba ay iska dooni jireen ,hadana sagaalkii sano ay xukunka hayeen wadciga muwaadinka soomaaliyeed waxba kama duwanayn kii ay ku sugnaayeen xiligii gumeytayaasha hadii aanayba kasii darayn, xooga dalku iskood uma hungureyn majaraha salaanka siyaasadeed hase yeeshee waxaa badnaa amaba xad dhaaf ahaa cabashada shacabka soomaaliyeed ee weli ay ka muuqatay diifta xanuunkii raagay ee isticmaatka mudada dheer ku amar ku taagleynayey,ay ka muujinayeen musuqmaasuqa eexda laaluushka iyo qabyaalada iyo lunsiga hantida qaranka ee astaanta u ahaa dawladihii rayidka.  

Xoriyad macaankeed la dhadhamiyo iska daaye way ku dhowayd in ay shacabka soomaaliyeed nolosha qawadaan, quusna ka istaagaan xitaa iney quutal daruuriga helaan, nin dhergaya iyo  nin dhimanaya waxba uma dhaxayn, hadii aanu dibitaati am masuul aad isku hayb tihiin ka muuqan muqdisho, taasi macneheedu waxa uu ahaa ,haku daalin oo yay dani kaa gelin,shaqo iyo hadaad haweysato xil  inaad qabato jeebkaaga hadba sidii ay wax ugu jiraan ayay ku xidhnayd,naga qabo alhayoow nin agoon ku xaday qalin qaaxo  kama fogaatee, ayuu gaadhay xalka shacabka soomaaliyeed ee filayay in hadii isticmaar ka huleelay ay haakah odhan doonaan. 

Doorashooyin dhiig badan daadiyey umadii soomaaliyeedna jilib hoosaad iyo beelo ukla qaybiyey ayaa dalka soo maray xiligaasi, waxay sidaasi ahaato oo su aasha shacavka soomaaliyeed ahayd goormaa sedan wax iska bedeli doonaan ,maxayse isdooriyaan isticmaarkii rinjiga cadaa iyo odayaashan muuqa soomaaliyeed leh maskaxda saaranise ay tahay mid sii xun tii gumeystaha. 

Waabergii 21kii ok,1969 ayaa libdhadu soo baxday iyadoo goob kasta oo ka mid ah xafiisyadii xukuumada soomaliya ay ku gadaamanyihiin ciidamad xoogga dalka ee sitay tuutaha giirgiirka leh ,  dabcan saanadoodii mileterina kama maqnayne gaadiidk dagaalka ayaa goob walba afka kal soo jeeday. 

Idaacada radio muqdisho ayaa saraakiishii miletergu ka iclaamiyeen iney la wareegeen xukunkii dalka,waxaa mar keliya hawada isku shareerey hankii iyo nayaayiradii muwadinka soomaaliyeed, mashxarad iyo alalaas ayaa lagu qaabilay xoogga dalka,saraakiishii xooga dalka eetalada la wareegay waxay ku dhawaaqeen in shacabka soomaaliyeed ka soo saari doonaan boholihii faqriga ee ay ku horjoogeen xukuumadiihii rayidku. 

Maxamed siyaad barre ayaa la shaaciyey inuu yahay hogaamiyaha inqilaabka iyo horjoogaha xukuumadda cusub, wixii gacanta lala helay hogaamiyayaashii  xukuumadihii musuq maasuqa waxay noqotay in xabsiyada laga buuxiyo, durba wax muuqday wax qabad , waxa dawladu la wareegtay hay,adihii gaarka loo lahaa oo ay u muuqatay kuwo laga tabcaday hantida shacabka xilgii boobka waxana ay saraakiishii miletergu sheegeen inay hantidaasi tahay mid qaran oo aan cidina gaar u sheegan Karin..

Rlaascaanood1@yaahoo.com

Dib u noqo

 


 

  Hit Counter      Sidee u isticmaalaa Smart FTP 

Wararkii oo maqal ah

Audio news
09-09-2006
10-09-2006
04-09-2006
05-09-2006
06-09-2006
07-09-2006
08-09-2006

 

 

Halkan ka baro sidii aad u habeyn laheyd qaadka maamulka ee LNGO,gaaga qaybtii labaad

HOW TO SET UP ABASIC ADMINISTARATIVE SYSTEM FOR YOUR LNGO

 

26 juun 2006 Xafladda xuska 26ka june oo diyaargaraw xoogleh  ay ugu jiraan shacabka    ku dhaqan laascaanood iyo    weliba radio laascaanood

 

Hirdanka siyaasada soomaaliya ee maanta

 

 

Halgankii    daraawiish iyo xusuustii jihaadkii taarii,khiga ahaa ee ummadda soomaaliyeed Qormadii faysal axmed kaarshe

 

BLIIS WAA BAXAY EE AKHYAARTAA TASHANEYSA OO DALKOODA U TAAGAN Liibaan Ali Qaalid3@  hotmail.com

 

PhotoTAAGEERADDA HESHIISKA HOR-DHACA AH(MAXAKIIMTA IYO DOWLADDA Qalinkii-Xassan C/Laahi Shiikh(Xassan Carab

Charles TaylorQabqabloow Ogoow Halka Taylor Uu Yaal(Qabqabloow Ku QuusoQalinkii-Xassan C/Laahi Shiikh(Xassan Carab)

 

 Hungowa Qabqalayaasha.Hanka Maxkamadaha HimiladaDawlada.iyo Hamiga Caalamka  BY:Weriye Cabdullahi Qalinle Hussain Kanafaaro