Radio Daljir

 
Noo soo dir Radiyahaaga
Radio Lascanod 1
Somali Links
A

Allpuntland

 widhwidh

4somaliwomen

Ababshe 

Abaaqaroow

AllDarwiish

AfNugaal

Agabso

AllDalka  

AllGedo

Allmudug

Al-tawxii

AllSomali

Amsas

Arlaadi.Com

Arlaadinet

B

Baidoa

Banaadiri

Banadiri.It

Baargaal Net

BBC Somaali

Benadir  

Biyokulule

Buuhoodle

Bulsho   

Buuloburde

Buurhaka

Burtinle Online

C/ D/G/H

Cadaado.Net  

Calmadoow

Dayniile

Djibouti Net  

Doolo-Suuga

dooynet

Gabooye

Galdogob

Gedonet

Golkhatumo  

Guulane

Hiiraan.com 

HornAfrik Online

I/ J/K/M/N

Idamaale.com  

Iqra-Somali

Issa Associates

Jammaame

Jiimonet Jowhar 

Ken Somali Com.

Kismayo

Maandeeq

Maayland

Maktabada

Manaas

Midnimo.com

MarkaCadey.Net

Morogabey

Mudug-Online

Mudulood

Nugaal.net 

P/Q/R 

Puntlandpost

Qalaafe

Qandala.com

Qaranimo.com

Qorahay Onlin

RadioGaalkacyo  

Radio Garoowe

Radio Jigjiga

RadioKismayo

Radio Lascanod 1

Aljazeera

 

Radio Midnimo

Radio Sanaag

Ruunkinet

S

SBC Radio

Shabele

Shaxda

Sonnanews

Somaali

Somali City     

Somaal-Jecel 

Somaliaonline

Somali Six  

Somali Weyn

Somaliawatch.org

 

SomaliNet

Somalitalk.com   

Somalitribune

Somali star tv

somfreemedia

Somlink

Soomaalinew

STNFM

Suxayfa

T/ U/W/X/Y

Ufuroow

Waamo Net

Waxgarad

Wayaha

Wardheernews

Widh-widh

Xamarnet

Xeraale

Yamayska  

Yoobsan

 

TopStoryGen.Morgan oo madaxweynaha somalia ku booqday villa somalia


Muqdisho 14 jan 2007 Gen.Maxamed Siciid Xirsi (Gen.Morgan) ayaa maanta kulan khaas ah Madaxtooyada Somaliya kula yeeshay Madaxweynaha soomaaliaya cabdullaahi yuusuf axmed Kulankan ayaa ahaa mid ay irridaha u xiran yihiin, ayadoo aan laga soo saarin wax go'aano ah.

Gen.Morgan ayaa muddo bilo ah ku sugnaa gudaha magaalada Muqdisho, iyadoo ay horey u jireen khilaaf siyaasadeed oo ku dhex jiray C/laahi Yusuf Madaxweynaha Federaalka iyo Gen.Morgan oo mar kamid ahaan jiray hogaamiyaasha ugu magac dheer dalka Somaliya.

Madaxweynaha Federaalka somalia C/laahi Yusuf ayaa maalmihii lasoo dhaafay Xarunta Villa Somaliya kula kulmayey hogaamiyaal kala gedisan oo ku sugan Muqdisho.

Horey ayay halkaasi kulan ugu yeesheen Madaxweynaha iyo Hogaamiyihii Dowladii Carta C/qaasim Salaad Xassan.

Waxaa sidoo kale shirar kala gedisan yeeshay C/laahi Yusuf iyo hogaamiye kooxeedkii Muqdisho oo iyagu ogolaaday in ay hubkooda ku wareejiyaan xukuumada.

Kulankan ayaa ah kii ugu horeeyey oo ay yeeshaan C/laahi Yusuf iyo Gen.Morgan muddo sanado ah, ayagoo horey isugu soo jiiray xaga siyaasada xiligii uu magaalada Nairobi ka socday Shirkii Dib u heshiisiinta Somaliya iyo dhismihii DFKMG.

Abdullaahi Qalinle Hussain


Rlaascaanood1@yahoo.com


 

  Hit Counter      Sidee u isticmaalaa Smart FTP 

Wararkii oo maqal ah

Audio news
09-09-2006
10-09-2006
04-09-2006
05-09-2006
06-09-2006
07-09-2006
08-09-2006

 

 

Halkan ka baro sidii aad u habeyn laheyd qaadka maamulka ee LNGO,gaaga qaybtii labaad

HOW TO SET UP ABASIC ADMINISTARATIVE SYSTEM FOR YOUR LNGO

 

26 juun 2006 Xafladda xuska 26ka june oo diyaargaraw xoogleh  ay ugu jiraan shacabka    ku dhaqan laascaanood iyo    weliba radio laascaanood

 

Hirdanka siyaasada soomaaliya ee maanta

 

 

Halgankii    daraawiish iyo xusuustii jihaadkii taarii,khiga ahaa ee ummadda soomaaliyeed Qormadii faysal axmed kaarshe

 

BLIIS WAA BAXAY EE AKHYAARTAA TASHANEYSA OO DALKOODA U TAAGAN Liibaan Ali Qaalid3@  hotmail.com

 

PhotoTAAGEERADDA HESHIISKA HOR-DHACA AH(MAXAKIIMTA IYO DOWLADDA Qalinkii-Xassan C/Laahi Shiikh(Xassan Carab

Charles TaylorQabqabloow Ogoow Halka Taylor Uu Yaal(Qabqabloow Ku QuusoQalinkii-Xassan C/Laahi Shiikh(Xassan Carab)

 

 Hungowa Qabqalayaasha.Hanka Maxkamadaha HimiladaDawlada.iyo Hamiga Caalamka  BY:Weriye Cabdullahi Qalinle Hussain Kanafaaro